Guud Ahaan 10-ka Ciyaaryahan Ee Suuqa Kala Iibsiga Xagaagan Ugu Qaalisanaa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guud Ahaan 10-ka Ciyaaryahan Ee Suuqa Kala Iibsiga Xagaagan Ugu Qaalisanaa.
August 6, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Waxa aynu soo qaadan doonaa sanadka xagaagiisii intii uu suuqa kala iibsigu furnaa 10 ciyaaryahan ee ugu qaalisanaa intii uu iibku socday. Iyadoo aynu wada ognahay in sanadkii hore ciyaaryahankii ugu qaalisanaa uu ahaa Gareth Bale oo ay iibsatay kooxda dalka spanishka ee real Madrid iyadoo ka soo iibsatay kooxda dalka England ee Totetham isagoo markaa noqday sanadki tagay laacibkii dunida ugu qaalisanaa. Bal imikana aynu eegno 10ka ciyaaryahan ee manta ugu qaalisan aduunka inagoo sheegi doona halka ay ka yimaadeen iyo halka ay tageen iyo lacagta la kala siistayba waxayna kala yihiin sidan:- No. Player From To Total fee (€)* 1. Luis Suarez Liverpool Barcelona 89.3m 2. James Rodriguez Monaco Real Madrid 88.2m 3. David Luiz Chelsea P S G 54.57m 4. Diego Costa Atletico Madrid Chelsea 41.9m 5. Alexis Sanchez Barcelona Arsenal 41.67m 6. Luke Shaw Southampton Manchester United 41.34m 7. Ander Herrera Athletic Bilbao Manchester United 39.69m 8. Romelu Lukaku Chelsea Everton 38.99m 9. Cesc Fabregas Barcelona Chelsea 36.38m 10. Adam Lallana Southampton Liverpool 34.18m

CIYAARYAHANADA DUNIDA UGU QAALISAN

WAJAALENEWS DESK

DIyaariye Maxamed Cali Mataan

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS