Gabadh mucjiso ah oo maanta ku dhalatay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadh mucjiso ah oo maanta ku dhalatay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)
August 22, 2014 - Written by Editor:

MUQDISHO(Wajaalenews);Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku dhashay laba hablood oo mataano ah, kadib markii ay hooyadood dhameysatay mudadii sagaalka bilood ee uur ku jirka hooyada. Labadaan hablood, ayaa waxay isla maanta u laabteen Alle xagiisa (Way saqiireen), waxaana mid kamid ah muuqaalka labadaan hablood ka muuqanaayay, inaanay ku dhalan qaarka kore ee bili’aadanka. Sawirada

CARUUR MUCJISO AHCARUUR MUCJISO AH

 

 

 

 

 

 

waxay muujinayaan in gabadha hore ay ku dhalatay si caadi ah, balse ay midda labaad ku dhalan sida ay ku dhasheen dadka, waxaana loo fishay in ay tahay mid mucjiso ah. Waxaa la lee yahay intii muuqaalka gabadhaan yar aragtay, way ka argagaxday qaabka ay ku dhalatay, isla-markaana waxay u fasirteen mucjiso Alle xagiia ahaatay. Hablaha ku dhalanaaya muuqaalka ka baxsan, sida ay ku dhashaan dadka caadiga ah, ayaa muddooyinkaan ku soo badanaayay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. 12-kii bishii November, ayay ahayd markii hooyo Somaliyeed ay xiro ku taala Degmada Dayniile ku umushay gabar yar, oo leh afar lugood, oo is dul saar ah.

COMMENTS
LINKS