Furitaanka Premier league iyo Kooxaha Bari Ciyaaridoona. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Furitaanka Premier league iyo Kooxaha Bari Ciyaaridoona.
August 15, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews)–Bari ayuu si rasmi ah u furmayaa ciyaarihii dalka England ee Premier league iyadoo kooxda ugu soo horeysaa ama ugu hor ciyaari doontaa ay tahay kooxda Manchester United.

Sanadkan ayaad moodaa in uu Premier league uu sidii hore ka adkaan doono iyadoo koox waliba ay soo iibsatay ciyaartoy tayo leh iyadoo ilaa imika aanu wali suuqa kala iibsigu aanu wali xidhmin oo uu wali furan yahay ayaa hadana kooxaha qaar wali ay suuqa kala iibsiga ku jiraan oo ayna wali suuqa ka rawaxin.

Kooxda Manchester ayaa sanadkan aan ka qayb galayn Champion league iyadoo sanadkan ku dhamaysatay kaalinta 7aad ayaa imika intii xagaaga lagu jiray dhamaan ciyaarihii sxbtinimo ee ay ciyaartay wada badisay iyadoo uu wato macalinka ama khabiirka u dhashay wadanka Holland.

 

Waa kuwan kooxaha ciyaaraya iyo wakhti yada ay ciyaarayaanba.

 

14:45     Manchester United   ? – ?        Swansea City
17:00     Leicester City   ? – ?        Everton
17:00     Queens Park Rangers   ? – ?        Hull City
17:00     Stoke City   ? – ?        Aston Villa
17:00     West Bromwich Albion   ? – ?        Sunderland
17:00     West Ham United   ? – ?        Tottenham Hotspur
19:30     Arsenal   ? – ?        Crystal Palace

 

COMMENTS
LINKS