Frank Lampard Oo Dib Ugu Soo Laabtay Horyaalka Dalka England. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Frank Lampard Oo Dib Ugu Soo Laabtay Horyaalka Dalka England.
August 1, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews); Laacibkii hore ee kooxda Chelsea iyo wadanka Engiriiska ee Frank Lampard ayaa la sheegay in uu mar labaad dib ugu soo laaban doono horyaalka dalka England. Frank Lampard ayaa imika ka hor ka tagay kooxda Chelsea isagoo u wareegay dalka Maraykanka

lampand

isagoo u wareegay kooxda New York city isagagoo markaa Chelsea kaga tagay si xor ah ka dib markii uu ka dhamaaday heshiiskii uu kooxda kula joogay isla markaana ay kooxdu u sheegtay in ayna heshiiska u kordhin doonin ayuu si xor ah ugu biiray kooxda New York city. Frank Lampard waa khabiir dhexda ah isagoo isla markaana laaga laadka xorta ah

Ayaa waxaa imika amah kula soo wareegtay kooxda Manchester City. Isku soo wada duuboo imaashaha laacibkani uu imanaayo kooxda Man City ayaa dhib ku noqon doonta macalinka kooxda Chelsea isagoo imika ka hor fasaxay ayaa uu ku soo laabtay horyaalka isagoo u ciyaari doona koox ay ficiltamaan isla markaana ah koox awood leh iyadoo laga yaabo in uu ku noqdo sidii uu Vanperse u galay kooxdiisii hore ee Arsenal.

 

WAJAALENEWS DESK

SPORTS

DIYAARIYE MAXAMED CALI MATAAN

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS