Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa oo ku fashilantay Waxka qabashada Wadooyinka + bilicda Caasimada iyo Haayadii Horumarinta Wadooyin oo labaahinayo+Daawo Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa oo ku fashilantay Waxka qabashada Wadooyinka + bilicda Caasimada iyo Haayadii Horumarinta Wadooyin oo labaahinayo+Daawo Sawiro
August 8, 2014 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews)Magaalada Hargaysa oo ah Caasimada Somaliland islamarkaana ah muraayada dalka loogana arimiyo guud ahaan dalka ayaa noqotay mid gabi ahaanba ay burbureen jidadkii isku xidhayay caasimada

WADO XUN 7WADO XUN 6

 

 

 

 

 

 

Xidhaca kale marka aad ka baxdo magaalada hargaysa waxaad arkaysaa jidadka ka baxa magaalada oo guud ahaanba wada burburay maalin walaban sobobta shil baabuur oo midkastaa isleyahay ka badhay god ka dhex dilaacay wadadii marka horeba cidhiidhiga ahayd; shaqada waxa ka baxsan magaalada ayaa waxa iska leh haayada horumarinta wadooyinka oo ilaa intii la horgeeyay madax tooyada ,aan qaban

wax shaqo ah waxaanad moodaan in ay shaqadoodiiba ku ururtay wada ceergaabo oo aan lahayd wax qorshe ah lakiin sifiican xukuumadu dadwaynaha lacagta kaga urursato’

WADO XUN 5WADO XUN 4WADO XUN 3WADO GO,DAY2WADO GO,DAYWADADA OO XUN

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

.Inkastoo Ay magaaladani Ay SHicibka Iyo Ganacsatadu Ka Samaysteen Dhismayaal Qurux badan Oo Soo Jiidanaaya Indhaha Bulshada Hadana Dawlada Hoosee Hargaysa May Gudan waajibaadkii Ka Saarnaa Hagaajinta Bilicdaasi Waxaana Ay Ka Gaabiyeen Shaqadoodii Ahayd Inay Ka Qaataan Kaalintooda Horu Marineed Ee Wadooyinka.

Wadooyin Badan Oo Bur bur Laxaad Leh Ka Muqda Sababinakara Shilalka Baabuurta Ayaa Ku Dhex Yaala Magaalada Hargaysa Ayadoona Ay Magaaladani Tahay Halbawlaha Dalka isla Markaana Ay Ku Suganyihiin Madaxdii Dalka Oo Idil.

Lagama Filayn Magaalada Hargaysa Burburka Intaa Leeg Ee DHinaca Wadooyinka Madaama Oo Ay Tahay Halkii Looga Ariminaayey Qarankani Isla Markaana Ay Joogaan Wasaaradihii Ku Shaqada Lahaa Iyo Dawladii Hooseba Waana Nasiib Darro Soo wajahday Haayada Wadooyinka Somaliland Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Iyagu Ku Faana Isla Markaana Warbaahinta Ka Sheega Inay Wadooyin Tayo Leh Ka Sameeyeen Caasimada Hargaysa.

Isku Soo Wada Duub Oo Haayada Horu Marinta Wadooyinka Somaliland Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa Ayaa Ku fashilmay Hagaajinta Wadooyinka Isla Markaan Aan Ka War Hayn In Bilicdii Magaaladu Ay U Xanibantahay Wadooyinkaa Bur Bur San Ee Ku DHexyaala Magaaladani.

LASOCO QAYBO KALE OO MUHIIMA SI AAD U O GAATO CASHUUR BIXIYE XAQIIQDA DHABTA AH EE KAJIRTA WADOOYINKA

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS