Dagaal Culus Oo Deegaanka Saaxdheere Ku Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Culus Oo Deegaanka Saaxdheere Ku Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo
August 26, 2014 - Written by Editor:

Saaxdheer(Wajaalenews)Dagaal Culus Oo Dhex Maray Ciidamada Qaranka Jamhuuriaydda  Somaliland Iyo Maleeshiyada Khaatumo Ayaa Waxa Ka Dhashay Khasaare Nafeed, Wararka Aanu Ka Helayno Deeganka Saax-Dheer Oo Dagaalku Ka Dhacay Ayaa Waxa Ciidamada Somaliland Gacanta Ku Dhigeen In Ka Baddan 30 Maleeshiyo Ka Tirsan Khaatumo Kuwaasi Oo Soo Weeraray Fadhiisimada Hore Ee Deeganka Sax-Dheer Ee Ciidanka Qaranka Somaliland.

Dagaalkan Oo Billaamay Barqadii Saaka Ayaa Waxa Uu Dhamaaday Sacadu Markii Ay Ahayd 5:00 Galabnimo Ee Galabta, Wararku Waxay Intaasi Ku Daryaan In Ciidamada Somaliland Uu Ka Dhintay Hal Askari, Halka Kooxda Maleeshiyada Khaatumo Ay Ka Dhinteen In Ka Baddan 10 Qof, Waxanay Wararku Sheegayaan In Intaasi Uu Ka Baddan Yahay Dhaawucu.

Warar Kale Oo Madaxbaan Ayaa Sheegaya In Khasaaruhu Labbada Dhincaba Ka Baddan Yahay, Balse Waxa Iska Caad Dagaalka Oo Muddo Dheer Socday In Uu Ahaa Mid Culus.

Illahaa Haatan Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland Kamu Hadal Dagaalka Ka Dhacay Deeganka Saax-Dheer, Balse Dagaalka Uunbaa Wakhtigan Dhammaaday.

 

WajaaleNews.Net

Hargeisa/Office

C/rahman Carab daud

COMMENTS
LINKS