|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo;Ismaaciil Cumar Geele Somaliland oo kaliya Khatar kuma Aha ee Waa kalidii Taliyaha Geeska Afrika ku hadhay. Wuxuna Qabad ku hayaa dadka Reer Jabuuti ; Xoghayihii hore ee Xusbiga Ucid Yuusuf Budle
August 10, 2014 - Written by Editor:Washigton(Wajaalenews)’Daawo;Ismaaciil Cumar Geele Somaliland oo kaliya Khatar kuma Aha ee Waa kalidii Taliyaha Geeska Afrika ku hadhay. Wuxuna Qabad ku hayaa dadka Reer Jabuuti ; Xoghayihii hore ee Xusbiga Ucid Yuusuf Budle Somaliland waxa marwalba u dana in ay xidhiidh fiican lasamaysato dalka etoobiya oo ah dal jecel horumarka dawlada somaliland Waxa jira rag mashaariic Ku sooqaatay oo doonaya in doorashada baarlamaanka lasoo horaysiiyo lana kordhiya tirada golaha baarlamaanka. waxaad lasocotaan in dhawaan ay somaliland yimaadeen urur goboleedka Igad oo mrwalba kasoo horjeeda qadiyada somaliland iyagoo iska dhigaya in ay somaliland ka taagerayaan xaga dimuqraadiya, waana mid aan dhab ahayn,waxaana ka danbeeya ismaaciil cumar geele isagoo doonaya in uu majaro habaabiyo qadiyada somaliland, WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO;-Kulan Baroor Diiq Ah Oo Magaalada Boorama Loogu Qabtay Marxuum Ibraahim Oo Kamid Ahaa Ardayda... Curashada Bisha Ramadaanta: Dalalka Saacadaha Ugu Badan Laga Soomo Iyo Kuwo Saacadaha Ugu Yar laga S... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Marxuum Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|