DAAWO ,Xukumadau Way Ogtahay Sababta Loo Xidhay Xuduudaha Anaguna Waanu Ognahay, Cali Guray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ,Xukumadau Way Ogtahay Sababta Loo Xidhay Xuduudaha Anaguna Waanu Ognahay, Cali Guray,
August 2, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews)Gudoomiye Ku xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Maanta Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta ugu Waramay Magaalada Hargeisa Ayaa Ka Hadlay Wada Hadalada Somalilanbd Iyo Somaliya U Dhexeeya Iyo Sidoo Kale Xidhitaanka Wadamada La Jaarka Ah Somaliland Ay U Xidheen Xuduudaha Ay La Wadaagaan SOmaliland

wajaalenews.net

 

COMMENTS
LINKS