DAAWO; Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Ka warbixiyay Waxqabadkoodii Mudadii ay Xilka Hayeen ,Waxa Kale Oo Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuur ah Oo Ay Warbaahinta Qaar Ka Qortay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Ka warbixiyay Waxqabadkoodii Mudadii ay Xilka Hayeen ,Waxa Kale Oo Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuur ah Oo Ay Warbaahinta Qaar Ka Qortay
August 30, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews)’Xildhibaan hanad xaashi axmed oo kamida xildhibaanada golaha deegaanka caasimada ayaa warbaahinta uga waramay mudadii ay xilka hayeen wax qabadkoodii Isagoo kudooday in kor uqaadeen misaaniyada sameeyeena wadooyin muhiima ,

;Waxaan layaabay qolo maalin dhawayd halkan ka qaylinaysay oo lahayd xildhibaan hanad ayaa wado dhistay, dhaqankayga maaha ,mana ihi nin aqal dhista dhaqana uma lihi waxaan leeyahay qoloyinka waxaa faafinaya iska daaya wararka been abuurka ah

HARGEISA OFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS