Daawo; Wasiirka Arimaha dibada oo soo Dhaweeyay Wafti Hogaaminayo Wasiirka Horumarinta Ganacsiga ee Denmerk oo dalka Yimid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo; Wasiirka Arimaha dibada oo soo Dhaweeyay Wafti Hogaaminayo Wasiirka Horumarinta Ganacsiga ee Denmerk oo dalka Yimid.
August 12, 2014 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) Wasiirka Horumarinta iyo Ganacsiga Dalka Denmerka iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta Booqasho ku yimid Somaliland, Garoonka Diyaaraha Cigaal ayaa waxa ku soo dhameyey Xubno ka mid ah Golaha wasiirada Somaliland oo kala ah Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali maxmaed Warancade, Wasiirka Ganacsiga Dr. Muuse Qaasim, IYO Wasiirka Deeganka Marwo Shukri, Waftiga uu hogaaminayey Wasiirka Ganacsiga ee Denmerka waxa ka mid ahaa Saraakiil ka socotay wasaarada Arimaha Dibada, Ganacsato, Suxufiyiin, iyo hay’adaha Doorashooyinka iyo dhinca Dimuqraadiyada ka taageera Somaliland.

Inkasta oo aanay Waftigaasi Saxaafada la hadlin, balse wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis ayaa war bixin kooban ka bixiyey Ujeeda waftigaasi ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland la Kulmidoonan.

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS