|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Tijaabo Ah Oo Loo Adeegsanayo Cudurka Ebola.
August 12, 2014 - Written by Wariye:
In kabadan kun qof ayaa ilaa haatan u dhimatay cudurkaasi Ebola. Guddigani ayaa sheegay in marka loo eego marxaladda lagu jiro ay habboontahay in dawooyinka noocaasi ah ama tallaalkuba la siiyo dadka inkastoo aan la ogeyn siday wax tar u leeyihiin iyo waliba dhibaatada kale ee ka dhalan karto. Dawadani aan horey loo tijaabinin ayaa haatan waxaa lagu daweynayaa laba qof oo ameerikaan ah oo ka shaqeeya arrimaha samafalka. Hargaysa Office Related posts:DAAWO;-Shirkadaha Madaxa Banaan Ee Laydh Oo Taageeray In La Sameeyo Komishan Waafaqsan Xeerka Koront... Midkamid Ah Xildhibaanadii Ugu Dada Waynaa Golaha Guurtida Oo Iscasilay Iyo Gudoomiye Saleeban Oo Sh... Suldaan Wabar Oo Mar Kale Laga Cabsi Qabo Inuu Duurka Galo Iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Awdal Oo Ka H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|