Cawayska Kulanka Fanaaniinta Ugu Caansan SoomaalidaYO Crown Hotel Iyo Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cawayska Kulanka Fanaaniinta Ugu Caansan SoomaalidaYO Crown Hotel Iyo Hargeysa
August 31, 2014 - Written by Editor:

Hargaysa(W.N): FANAANIINTA ugu caansan soomaaliyeed ayaa show ku qabanaya ay ku kulmayaan habeenka taariikhdu tahay 2/9/2014 hargeysa gaar ahaan Crown Hotel waxaana ka mid ah fanaaniintaa fanaanada caanka ah Nimco Yaasiin Caraale iyo xidigaha geeska iyo walaalaha sweden iyo ikraan jaamac ismaaciil. saxardiid maxamed saxardiid iyo qaar kaloo badsan halkan hoose ka daawo fanaaniinta ka qayb qaadanaya showga kulanka fanaaniinta:

COMMENTS
LINKS