Carwadii Seddexaad Ee Ganacsiga Somaliland oo Saaka Hargeysa ka furantay . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Carwadii Seddexaad Ee Ganacsiga Somaliland oo Saaka Hargeysa ka furantay .
August 24, 2014 - Written by Wariye:

Hargeysa(WAJAALE NEWS)-Waxaa Saaka Hotel ka Mansoor ee Hargeysa Ka furmay Carwadii 3aad Ee Ganacsiga Somaliland oo ay soo qaban qaabiyeen Hargeysa International Trade Fair iyo  AOA,  oo ay ka soo qayb galeen Ganacsato aad u tiro badan oo halkaasi Ganacsigooda ku soo bandhigayaan, waxa siwayn uga dhex muuqda Ganacsato Reer Jabuuti ah iyo Waliba Maayorka Magaalada Jabuuti oo ka soo qayb galay, halkaasi oo ay ka socdaan Xaflahad Furitaan Carwadaasi.

Daawo Sawiro

War kan oo Faah faahsan Goordhaw kala soco WAJAALENEWS.NET

 

DSC00022

 

 

DSC00021

DSC00023

DSC00024

DSC00015

DSC00014

HARGAYSA OFFICE
WAJAALENEWS.NET
EMAIL HABANEOO@GMAIL.COM
WARIYE ABDIQADIR ABDIRAHMAN HABANE

COMMENTS
LINKS