Boqortooyada Sucuudiga Oo Sii Meeqaam Sare Ah U Qaabishay Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo;Daawo Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqortooyada Sucuudiga Oo Sii Meeqaam Sare Ah U Qaabishay Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo;Daawo Sawiro
August 6, 2014 - Written by Editor:

Riyaad(Wajaalenews);Boqortooyada sacuudiga oo si meeqam sare ah u Qaabishay Wasiirka Wasaarada Madax Tooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali iyo waftigii i uu hogaaminayay ,

Iyadoo qasriga boqortooyada wasiirka iyo waftiga uu ku qaabilay Amiin C.Razmaan Bin Cabi Caziiz Aala Sucuud oo ah Boqor Sucuudiga Boqor C.daha Walaalkii kana mid ah raga dhaxaltooyada sacuudiga sugaya

boqor2boqor6

Wasiir Xirsi Iyo Amiir C.Raxman ayaa waxay ka wada hadleen xidhiidhka diblumaasiyadeed iyo kan dhaqaale ee ay wadaagan labada dalka ee boqortooyada sucuudiga iyo dalka Somaliland iyagoo isla jeex jeexay kana dooday sida muhiimka ay u tahay in la sii adkeeyo xidhiidhka ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ,boqor1

Wasiirka ayaa waxaa kulankan ku wehelinayay xiladhibaan c.laahi balaki safiirka somaliland ee sacuudiga Cabdala Musa Kuwati iyo Wakiilka Somaliland Ee Makkah Safiir Ahmed Adan Dagaaal Safiina .kulankan ayaa ku soo dhamaaday jawi deggen oo faraxadi ku dheehantahaya

COMMENTS
LINKS