Xulka Germany oo markii 4 yimid semifinal koobka aduunka Gudbay oo xidhiidha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xulka Germany oo markii 4 yimid semifinal koobka aduunka Gudbay oo xidhiidha
July 4, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews) ;Germany ayaa noqday xulka kaliyaha ee 4 mar oo isku xigta soo gaaa semifinals koobka adduunka markii 1-0 ay kaga badiyeen France oo ay kulmeen garoonka Estadio do Maracana ee Rio de Janeiro. Goolka qura ee ciyaarta waxaa daqiiqadii 13d u dhaliyay Germany difaacooda Mats Hummel.

france and ger efrance and germany

 

COMMENTS
LINKS