|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe Oo Hambalyo U diraya shacbiga reer somalliland munaasibada ciiddul fidrida awgeed.
July 28, 2014 - Written by Wariye: HARGEISA(Wajaalenews) ;Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland lagana soo doortay gobolka gabiley ayaa isagoo magaciisa ku hadlaya iyo ka golaha wakiilada somaliland wuxuu hambalyo hawada u marinaya dhamaan adduun waynaha musliminta ah ee aduunka dacaladiis ku kala nool waxaanan leeyahay kul caam watun bikhayr.
Hargeisa Office / Somaliland Related posts:DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Gubay Alaabooyin Dhacay Iyo Fariinta Ay Udireen Ganacsatada. DAAWO;-Maareeyihii Hore Ee Haayada Wadooyinka Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Ganacs... Daawo: Guddoomiye Cirro Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalaadaa Ha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|