Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe Oo Hambalyo U diraya shacbiga reer somalliland munaasibada ciiddul fidrida awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe Oo Hambalyo U diraya shacbiga reer somalliland munaasibada ciiddul fidrida awgeed.
July 28, 2014 - Written by Wariye:

 HARGEISA(Wajaalenews) ;Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland lagana soo doortay gobolka gabiley ayaa isagoo magaciisa ku hadlaya iyo ka golaha wakiilada somaliland wuxuu hambalyo hawada u marinaya dhamaan adduun waynaha musliminta ah ee aduunka dacaladiis ku kala nool waxaanan leeyahay kul caam watun bikhayr.
sido kalena waxaan hambalyo aan la soo koobi karin hawada u maraya dhamaan dadwaynaha somaliland, seddexada gole qaran ; golaha sharci-dajinta, golaha fulinta, golaha garsoorka iyo dhamaan ganacsadaysha somaliland iyo guud ahaan bulshada reer gabiley waxanan leeyahay ciid wanagaasan sanadka sanadkiisa Ku gaadha bash bash iyo barwaaqo

 

xildhiban ibrahim

 

 

Hargeisa Office / Somaliland
Wajaalenews.net
Email: habane00@gmail.com
Wariye: Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS