|
|||||
WAJAALE NEWS
Weerarad Ay Israil Ku Hayso Qaza Oo Dib U Bilaabmayn.
July 27, 2014 - Written by Wariye:
Waxay sheegtay inaysan joojinayn dagaalka inta ciidamada Israel ay joogaan dhulka Falastiiniyiinta. Hal askari Israel ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay hoobiye xalay. In kabadan kun Falastiiniyiin ah, oo inta badan rayad ah ayaa ku dhintay dagaalka tan iyo intuu bilaabmay. In ka badan afartan Israeliyiin ayaa dhintay oo u badan askar. Shalay ayay dadka reer Qaza ka faa’idaysteen waqti yar oo la joojiyay dagaalka iyagoo tagay guryahoodii la burburiyay, maydka ayaa wali laga soo bixinayaa burburka Hargaysa Office/Somaliland Related posts:“Waxa La Ogaaday In Shanta Qof Ee Ku Nool Somaliland Laba Ka Mid Ah Laga Helayo Degannaansho La’aan ... “Waxaynu Arki Jirnay Dumarka Oo Markay Afartan Baxaan Xaflad Dhigta, Balse Maynu Arag Madaxwayne Xa... DHAGAYSO ;Ururka Dhalinyarada Subeer AwaL ee Jiidali oo maanta booqaday dadkii ku waxyeeloobay muda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|