|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasad Xumida Xukumada Silaanyo Waa ta Somaliland go’doonka gelisay
July 11, 2014 - Written by Editor:Halkan waxaan ka salamaya dhamaan bulshada somaliland meel kasta oo ay joogto guddo iyo dibeddba ramadan kareem. In kasta oo muddo aan waxba ka qorin siyaasada somaliland haddna waxa aan maanta i soo kiciyey sida xukumada silaanyo ay gadoonka u gelisay siyaasadii dibedda iyo gudaha ee somaliland. Muddo ka badan sadex sano iyo badh ayaan ka qori jiray qoraalo siyaasad xumida, eexada, qabyaalada iyo ku tagrifalka awooda dawladeed ee xukumada siilaanyo dalka ku maamusho, aniga oo arkayay in ay ina dhaxal siin doonto jahwareer siyaasadeed iyo gadoon aynu galno iyo bulshada somaliland oo is hiifta ayna inoo horseedo in ay lunto midnimadii iyo wada jirkii bulshada somaliland. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|