Mushkilada ugu Balaadhan ee Haysata Golaha Deegaanka Gabiley waa Aqoon La,aan ;; Eng daa,uud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mushkilada ugu Balaadhan ee Haysata Golaha Deegaanka Gabiley waa Aqoon La,aan ;; Eng daa,uud
July 11, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews);Golaha deeganka gabiley taasi oo kahaysata systemka ay u shaqaylahaayeen.taasi waa takentay,in ayku fashilmeen waajibaadkoodi shaqo iyo shuruucdii xeer dajinta iyaga oo looga fadhiyay in sameeyaan xeerdajin dawlad hoose iyo jihayntooda taasi oo ay ku badaleen aragtida kursiga iyo sidii ay u lunsan lahaayeen hantida umada waxayna taasi cadaynaysaa waxa meesha loomiyidba in aanu dhaafsanayn goys ‘cajab’ meeday dantii umadu? taasi waata dhaxalsiisay ilamaa malintii ladoortay ilaa maanta in ka warwareegaan miisaniyadii umadu kula xisabtami lahayd 2014ka bili,aadamku waa u cadow waxa ayna aqoonta u lahayn caananta waxa keenay gobolka iyo bulshada reer gabiley ayay lexejeclo wayn igaga jirtaa .

Wali golaha degaanka gabiley waxay ka ilbixi laayi iin beenta, eexda, musuqmaasuqa,iyo kala qaybinta mudanayaasha si ay u helaan hanti masaakiinta mid ku laaluusha xubnahaasi waa kuwa duudsiyay xuquuqdii beelihii halganka hormoodka u ahaa faqshana ka caydhiyay gayiga somaliland belahaana waxa kamida beesha fiqi, kuwa reer gabiley cadaalad u niqi waayay ma cidkale ayay wax tari , ujeedadu maaha reer kaliya ee maalinba mid ayay cuni

 

Waxaan baaq u dirayaa dhamaan bulshada reer gabiley ee neceb dulbiga dib u dhaca iyo kala qaybinta bulshada ,gabiley waxay u baahan tahay gurmad tolnimo siloo badbaadiyo mustaqbalka u badkeena .

aynu ugu hiilino qalinka iyo waxkasta oo aan bulshada wax ugu qaban karno,

ENG DAA,UUD ABIIB AXMED

 

COMMENTS
LINKS