|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex xadhig adag ku xukuntay Ninkii Toorayda ku dhuftay Sheekh Maxamed Haybe
July 12, 2014 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa manta sideed sano ku xukuntay ninkii Toorayda ku dhawaaqay Sheekh Maxamed Haybe. Ninka maanta la xukumay ayaa bishii koowaad ee sanadkan Tooray ku dhuftay sheikh Maxamed Haybe, kaasoo wakhtigaasi ku sugnaa khayriyada Hargeysa. Dhagaysiga Dacwadan ayaa qaadatay muddo toddoba bilood ah, taasoo soo gabagabaysantay manta. Xukunka ninka sheekha Tooriyeey ayaa ku soo beegmay kadib markii shalay uu nin kale Dil iyo dhaawac ugu gaystay afar qof oo masaajid ku sugnaa magaaladda Hargeysa.
sidoo kale, waxay Maxkamaddu dusha ka saartay Magta dhaawacii uu sheekha u gaystay oo la xaqi doono.
WAJAALENEWS DESK Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab-demiska Caasimada Hargeysa, Tababarna U Soo ... DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Kenya Iyo Somaliya, Eedo Culusna Ujee... DAAWO; Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Si Adag Uga Hadlay Dilkii Wiil Yar Oo Maxbuus Ahaa Ee Saldhiga L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|