|
|||||
WAJAALE NEWS
Marxuum Ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia Oo Dabley Hubaysani Muqdisho Ku Dishay iyo Rafiiqii La Socday Oo Dhaawacmay.
July 3, 2014 - Written by Wariye:Muqdisho (Wajaalenews) – Allah Haw U Naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd oo ka tirsanaa Baarlamaanka Dawlada Federaalka Somalia ayaa u dhintay Xabadh ay ku dhufteen dabley. Dablaydan oo aan ilaa iminka haybtooda la garayn ayaa sidoo kale waxa ay dhaawac u geysteen qof kale oo la socday Allah Haw U Naxariistee Marxuumka. Ilaa iminka lama garanayo cida ka dambaysa Weerarkaasi, balse maaha Ilaa iminka Xildhibaankii ugu horeeyay ee lagu dilo Magaaladda Muqdisho, hasayeeshee waa kii ugu dambeeyay. Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Hargaysa Office Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|