|
|||||
WAJAALE NEWS
Marxuum Ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia Oo Dabley Hubaysani Muqdisho Ku Dishay iyo Rafiiqii La Socday Oo Dhaawacmay.
July 3, 2014 - Written by Wariye:
Dablaydan oo aan ilaa iminka haybtooda la garayn ayaa sidoo kale waxa ay dhaawac u geysteen qof kale oo la socday Allah Haw U Naxariistee Marxuumka. Ilaa iminka lama garanayo cida ka dambaysa Weerarkaasi, balse maaha Ilaa iminka Xildhibaankii ugu horeeyay ee lagu dilo Magaaladda Muqdisho, hasayeeshee waa kii ugu dambeeyay. Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Hargaysa Office Related posts:Moranka Xusbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu Waxay Muujinaysaa Tala xumada Madaxwayne Siilaanyo;FAALO Khilaaf Xooggan oo ka Dhashay Lamaane Is Qaba Iyo Laba Nin oo Kale oo Maanta Dowladdu u Gudbin Lahay... DAAWO;-Odoyaasha Magaalada Xariirad Oo Hadlay Weerar Lagu Burburiyay Ceel Biyood Ku Yaala Tuulada H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|