|
|||||
WAJAALE NEWS
Lawyacado: Gacan ku dhiigle Tooray ku Dilay nin oo Jabuuti u baxsaday
July 12, 2014 - Written by Editor:Lawyacado(Wajaalenews) waxa manta magaaladda Lawyacado lagu Tooriyeeyey nin kaasoo isla goobtii naftu kaga baxday. Gacan ku dhiiglaha Dilka gaystay ayaa u baxsaday dhinaca Jabuuti, halkaas oo lagu soo waramayo in lagu qabtay markii danbe. Meydka ninka la Dilay ayaa lagu soo waramayaa wali in uu yaalo, halka Ninkii Dilay isna la filayo in Booliiska Somaliland aroorta loo soo gacan galiyo si Meydka ninka loo aaso marka la keeno. Dilkan ayaan la garanayn waxa sababay, hase yeeshee sida wariyaha Gobolka Selal ku soo waramayo ayaa sheegay in uu galabta ka dhacay magaaladda Lawyacado Arinta ayaa wali wax wari kasoo bixi haday tahay dhinaca maamulka
Related posts:Daawo: Wasiiru Dawlaha Amniga Iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo... Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay 11 Wasiir Oo Ka Mid Ah Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi DAAWO; Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Shaaciyay Mawqifkooda Shirka Ay Wada Yeelanayaan Dhigoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|