|
|||||
WAJAALE NEWS
Lawyacado: Gacan ku dhiigle Tooray ku Dilay nin oo Jabuuti u baxsaday
July 12, 2014 - Written by Editor:Lawyacado(Wajaalenews) waxa manta magaaladda Lawyacado lagu Tooriyeeyey nin kaasoo isla goobtii naftu kaga baxday. Gacan ku dhiiglaha Dilka gaystay ayaa u baxsaday dhinaca Jabuuti, halkaas oo lagu soo waramayo in lagu qabtay markii danbe. Meydka ninka la Dilay ayaa lagu soo waramayaa wali in uu yaalo, halka Ninkii Dilay isna la filayo in Booliiska Somaliland aroorta loo soo gacan galiyo si Meydka ninka loo aaso marka la keeno. Dilkan ayaan la garanayn waxa sababay, hase yeeshee sida wariyaha Gobolka Selal ku soo waramayo ayaa sheegay in uu galabta ka dhacay magaaladda Lawyacado Arinta ayaa wali wax wari kasoo bixi haday tahay dhinaca maamulka
Related posts:Daawo:Musharax Sheekh Shariif Sheekh Axmedka Soomaaliya Oo Balan Qaaday In Sii Wadayo Wada Hadaladii... Daawo:Madaxweynaha Somaliya Riyadiisa ah In Somaliland Tahay Maamulka Shanaad ee Ugu Danbeeya Maamul... DAAWO; “Muuse Biixi Dabeecad Wanaag iyo Dabacsanaan Ayaa Looga Baahan Yahay Waayo Nin Hayin Ah Baa K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|