Waxaa hambalyo dhalasho diraya dhamaanba qayska reer cal iAxmed Qawdhan nimcaaan cali Axmed xamse cali Axmed idiris cali Axmed hibo cali Axmed fadxa cali Axmed dhamaanba dadkaasi waxay habalyo dhalasho u dirayaan khaalid cali Axmed Iyo Marwadiisa Xamda Saxardiid oo wiil ugu dhashay cusbitaalka guud ee magaalada haragaysa taarikhdu markay ahayd 26/07/2014 waxayna leeyihiin noqo kii dalkiisa iyo diintiisaba anfaca .aaaaaaaamin aaaaaaamin. Sidoo kalena waxa hambalyo taas lamida diraya Wariye Abdiqadira Abdirahman Habane Abdirshakur maxamuud Aw Cabdi Nimcaan Cabdilahi Cali Rooble Xasan Cabdi Iyo dhamaanba axaabtiisa meelkasata oo ay aduunka ka joogaan waxay hamalyo dhalasho u dirayaan Khaalid Cali Axmed Iyo Marwadiisa Xamda Saxardiid Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Hargaysa Taarikhdu Markay Ahayd 26/07/2014 Waxanay leeyihiin noqo kii dalkiisa iyo diintiisa Anfaca aaaaaaaaaamin aaaaamin aaaaaaaamin
Hargaysa Office/Somaliland Wajaalenews.com Email:habane00@gmail.com Wariye:Abdiqadair Abdirahman Habane