HALKAN KA DAAWO: Af-hayeenka Ururka Jiidali Ee Dhalinyaradda Subeer Awal Oo ka Waramay Ujeedada Loo Aasaasay Ururkan + Farriin Xambaarsan Baaq Iyo Digniin Oo Uu Xukuumadda Siilaanyo Hawadda U Mariyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HALKAN KA DAAWO: Af-hayeenka Ururka Jiidali Ee Dhalinyaradda Subeer Awal Oo ka Waramay Ujeedada Loo Aasaasay Ururkan + Farriin Xambaarsan Baaq Iyo Digniin Oo Uu Xukuumadda Siilaanyo Hawadda U Mariyay
July 6, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) ;Afhayeenka ururka Jiidali ee ay ku bahoobeen dhalinyarada beesha Subeer Awal Faysal Cumar. Madar (faysal qumuj) ayaa fariin qadhaadh u diray xukuumadda madaxweyne Siilaanyo. Mar uu ka hadlayay madasha loogu wanqalaayay ururkaas oo lagu qabtay hoteel Crown ayaa waxa uu afhayeenku tilmaamay in aayaha dhalinyarada Subeer Awal aanu mad-madow ku jirin isla markaana farta ku fiiqay in maanta laba xisbi oo mucaarad ahi dalka ka jiro oo aanay marnaba ku eeganayn xukuumaddan halka ay dalka marinayso

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS