|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo jeediyeen Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
July 10, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews)Guddoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md:Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan(Nugaal) ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo jeediyeen Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland,kuwaasi oo ku eedeeyey in ay sifo sharci darro ah ay u soo xulleen Shirkada la siiyey Qandaraaska Diiwangalinta Muwaadiniinta reer Somaliland oo dhawaan dalka ka dhici doonta,waxaana ay tilmaameen in shirkada ay qandaraaska siiyeen laga soo magacaabay Madaxtooyada Somaliland. wajaalenews.net hargeisa/office c/raxman Related posts:Madaxweynaha Dalka Djibouti Oo Soo Bandhigay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Udhaxeeya Shirkadda D... Jawaari Oo Khudbad U Jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, Kuna Dhawaaqay In Uu Is-casilay Waftigii Safiirada Ahaa ee Ka Socoday Midowga Yurub Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saaray Booqashadii Ay So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|