|
|||||
WAJAALE NEWS
Doorashada Somaliland Iyo Argtida Sadexda Xisbi Keebaa Saxa Faa,Idana U Leh Dalka.
July 3, 2014 - Written by Wariye:Hadaba Waxaa Meesha Taal Doorasho Ma Dhacaysaa Hadii Aan Su’ashaa Ka Jawaabo Waa Haa Dawlada Way Ka Go’an Tahay Asc Dhamaan Bulashada Somaliland Waxan Maanta Qalinka U Qaataahay Inaan Ka Hadlo Doorashada Somaliland Ee 2016ka Taas Oo Leh Muhiimadeeda Hadaba Waxaa Meesha Taal Doorasho Ma Dhacaysaa Hadii Aan Su’ashaa Ka Jawaabo Waa Haa Dawlada Way Ka Go’an Tahay Inay Doorashada Qabato Taas Oo Ay Diyaargarawgeedii Wado Arimuhuna Hada Yihiin Gabagabo Iyadoo Dawladu Dhaqaalihii Ku Bixi Lahaa Qaybteeda Haysa Waxa La Sugayaana Waa Caalamka Iyo Xisbiyadu Inay Taageeraan Qorshaha Dawlada Oo Ah In Labada Doorasho Ee Parlamenka Iyo Madaxtooyada Mar La Wada Qabto Taas Oo Hore Loo Ansixiyey Golaha Guurtida Iyo Parlamenkuba Hadaba Yaa Diidan Taas Iyadoo Dhaqaale Ahaana U Fiican Maadaama Aynu Nahay Dawlad Curdina Oo Aan Iyadu Qaban Karin Hadaan Beesha Caalamku Ka Tageerin Kuwa Daneeya Jiritaanka Somaliland Hadii Aynu Xisbiyada Kala Qaadno Xisbiga Talada Hayaa Kulmiye Waa Xisbi Xakimkii Wuxuuna Taagersan Yahay Aragtidaa Xukuumada Iyadoo Ay Jiraan Inay Si Kale Mucaaridku Wax Ugu Sheegaan Gudoomiyaha Muuse Kana Dhigayaan Inuu Aragtidiisa Mucaridka Ku Raaco Iyagoo U Sheegaya Inaanu Aragtidiisa U Madax Banaanayn Hadaba Waa Maxay Sabata Ay Iyagu Ka Lee Yihiin Aan Ku Horeeyo Xisbiga Wadani Iyo Gudoomiye Ciro
Xisbiga Wadani Waxay Dani Ugu Jirtaa Inaan Doorasho Dhicin Wuxuuna Og Yahay Inaanu Dawlada Kula Tartami Karin Xilka Madaxtooyada Wax Kastuu Ku Dibin Daabyayeynayana Waa Samaynayaa Si Uu Mucaaradiisa Uga Gun Gaadho Dadkana Tuso In Dawladu Korodhsiimo Donayso Waayo Gudoomiye Ciro Wuxuu Rabaa In La Hor Mariyo Tan Madaxtooyada Oo Isaga Faa,Ido Ugu Jirto Hadii Uu Waayo Waa Gudoomiyihii Parlamenka Si Hadhow Taas Loo Geliyo Inay Raagto Lana Yimaadaan Muxaafidnimo Si Ay Usii Joogaan Hadii Labada Doorasho Mar La Wada Qabto Parlamenka Waa La Kala Dirayaa Hadi Silanyo Ku Soo Baxana Ciro Wuxuu Noqonayaa Qof Shacab Ah Ama Gudoomiye Xisbi Taas Oo Rag Damac Leh Hadhow Ku Soo Baxayaan Iyadoo La Odhanayo Waad Guul Daraystatee Xisbiga Banee Markaas Marna Ma Rabo Inuu Cidla Ku Dhaco Hadaba Cirooy Hadii Doorasho Kaa Dhab Tahay Kalsoonida Shacabkana Haystid Bal Gudoomiyenimada Car Wareeji Ama Sidaas Bulshada Isaga Dhig Mid Daacada Oo Dalkan Lexejeclo Ka Leh
Xisbiga Ucid Isagu Waraabe Xagii Loo Eryaaaba Waa U Banaan Waayo Maanta Ma Haysto Xubno Gole Parlamaan Waxaa Ugu Jira Ina Qabile Markaas Isagu Wixiisu Waa Dhalanteed Aan Fahamsanayn Waxa Wadani Iyo Kulmiye U Dhexeeya Waxaana U Qurux Badan Inuu Raaco Sidii Doorasho Ku Dhici Lahayd Tageerana Aragtida Dawlada Ama Xukuumada Kana Hawl Galaan Sidii Doorasho U Dhici Lahayd Iskana Daayaan Hala Kordhiyo Gudida Doorashooyinka Iyo Ha La Kala Diro Wax Saxana Maaha Sagaal Halaga Dhigo Oo Sadex Iyo Sadex Haloo Qaybsado Hadii Sidaas La Yeelo Waxaa Imanaysa Isku Dhac Iyo Doorasho Aan Dhicin Iyo Lixdaa Mucaridka Oo Arati Isku Mida Qaata Sax Iyo Khaladba Taasina Maaha Mid Dhacaysa Dawladii 50% Ku Soo Baxday Mid 18% Helay Isku Saami Ahaada Waxaa Meesha Taal In Ragaa La Doortay Ee Ti Hore Waday Waayo Araga Ah Dhaarsan Lagu Kalsoonaado Iyaguna Noqdaan Dad Dhexdhexaada ,Dacad Ah Faysala Waxan Usoo Jeedin Lahaa Marba Hayska Daba Hadline Hadalkaagu Ha Ahaado Mid Miisaan Leh Waxna Qira Waxna Qaata Sida Aad Maanta U Tidhi Dawladu Arimaha Debeda Iyo Xuduudii Iyo Dhaqaalii Dalka Horumar Bay Ka Samaysay Taagnow Waana Run Dadkuna Waa Kugu Taageerayaan Hadalka Saxa Ah Waana Kugu Hanbalyeynayaa Geesinimadaa Aad Shalay Samaysay Maraad Ka Hadlaysay Tageerayaal Kugu Soo Biiray Iyagana Aad Run U Sheegatay Oo Aad Tidhi Inankiinaad U Timaadeen Aad Iyo Aad Baan U Qoslay Ilayn Faysal Ma Naxo Waa Wiil Hoog Laakiin Mar Mar Buu Il Duufayaa Waa Halkii Heestii Ucide Ninka Sameeyey Hoos Buu Ugu Dhigay – Waxna Aayar Buu Ka Ilduufayaa ,Ucid Baynu Nahay Kkk Hort A Hoos Ma Ugu Fiirsateen Heesta —
Shacabkana Waxaa La Gudboon Inaanay Ku Milmin Aragtiyada Siyasiyiinta Ogaadaana Waxa Mesha Yaal Iyo Cidwalba Danta Ugau Jirta Iyo Meesha Ay Danta Ka Lee Yihiin Iyo Waxa Iyaga U Danta Ah Yaana La Odhan Dawladu Korodhsiimay Rabtaa Dawladu Korodhsiimo Ma Rabto Maalinta Caalamku Waxoda Soo Diyaariyaan Doorasho Way Dhacaysaa Ama Xisbiyadu Dee Ha Bixiyaan Kharashka Maxay Wax Ku Rabaan Dawladu Doorashada Ha Qabato Ayaanu Lenahay Maaha Wax Saxa Dawladu Ma Lacag Bay Haysaa Hadaan Caalamku Inaga Bixin 75% 25% Dawladu Way La Galgalanaysaa Hana Layska Ilaaliyo Shaqaalaha Dawladu Qoranayso Ee Hadhow La Odhanayo Reer Iyo Magaalo Halagu Qaybsado Dad Cusub Haday Doonto Dawladu Cida Ay Mushaharka Siiso Ayey U Diraysaa Goobahaa Si Kharshku Uga Yaraado Shacabow Wax Faham Dawladii Somaliya Askartaeeda Ayey Meelahaa U Diri Jirtay Iyo Ardayda Oo Shaqo Barid Ku Qaadan Jiray Taasna U Diyaar Ahaada
Wa Bilaahi Tawfiiq Tuse.Toosiye -Tilmaame Xudun ,Sool .Sland
jama adan mire diiriye <moonlight_mcss@hotmail.com> Related posts:Isbadelada Ku Yimid Gobolka Geeska Africa 10kii Sanadood Ee La soo Dhaafay Oo Noqday Qaar Aan La Fil... Hankaaga hogaamineed miyaa cid kale loo daba fadhiistaa? Qalinkii: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse ... Muxuu Noqon Karaa Meqaamka Sharciyeed ee Hal-abuurka Ganacsi amaba [Shirkad Weel u Noqon Karta] Hirg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|