|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhamaan dadkani Waxay Hambayo u Dirayaan Cumar Abdiqaadir Maxamuud iyo Hodan ciise Obsiiye oo Meherkoodu ka Dhacay Dalka Canada.
July 13, 2014 - Written by Editor:Dhamaan dadkani waxay Hambayo u dirayaan Cumar Abdiqaadir Maxamuud iyo Hodan ciise Obsiiye oo Meherkoodu ka Dhacay Dalka Cadana. Aabo muuse ibraahim hayaan iyo hooyo kawsar ciise obsiiye iyo caruurtooda oo kala ah Eng: sacad muuse ibraahim abokor muuse ibraahim vwacays muuse ibraahim hoodo muuse ibraahim xamse muuse ibraahim xamda muuse ibraahim
Aabo maxmed ciise obsiiye iyo Hooyo xaawo muse iyo caruurteeda oo kala ah Ayaan mohamed ciise hoodo mohamed ciise hibo mohamed ciise muna mohamed ciise Amaal mohamed ciise amiira mohamed ciise ciise mohamed ciise c.ladiif mohamed ciise khaalid mohamed ciise muuse mohamed ciise Hambalyo Meher Wacan Awowo sh.Ahmed nuur odawa Hooyo shugri sh. Ahmed nuur fadxiya ciise obsiiye iyo caruurteeda kawsar ciise obsiiye iyo saygeeda iyo caruurteda hibo ciise obsiiye iyo saygeeda iyo caruurteda maxamed ciise obsiiye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa vmustafe ciise obsiiye iyo xaaskisa iyo caruurtiisa vayaanle ciise obsiiye iyo xaaskisa iyo caruurtiisa jamaal ciise obsiiye iyo xaaskisa iyo caruurtiisa iyo mukhtaar ciise obsiiye dhaamaan dadkaasi waxay hambalyo aan la soo koobi karin iyo bogaadin ba u dirayaan meherka Hodan ciise obsiiye iyo saygeeda Omer Abdulqadir Mahamuod Dhamaan waxay hanbalyo meherkoodu ka dhacay magaalada Alperto ee dalka Canada waxanay ugu ducaynayaan ducadii rasuulka (baarakalaahu lakumaa wabarka calykumaa wajamaca baynakumaa bilkhayl ) waxanay leyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha caafimaad qab rayrayn iyo farxad
Related posts:Golaha Guurtidu Waa Gole Dhaqan Mana Aha In Ay Ku Milmaan Hirdanka Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Fulinta... Mashaariicda DFID, Adam Smith International & Axiom International Waa Ku Halis Somaliland! Qormada 2... Hambalyo Meherka; Mudane Axmed Maxamed Ceelaabe iyo Marwo Ifraax Ciise Muxumed Oo Maanta Meherkoodu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|