|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhalinyaradu door inta leeg bay ka qadan karan dhismaha qarankooda?
July 1, 2014 - Written by Wariye:Iyado intaaso dhan aan soo sheegay ,haddaba side bay waxaa u badali karaan , kow waa inaya badalan habkaya u noolyihiin Waa su’aal is waydiin leh , dhalinyardu inaay waxaa ka badali karan , waxyaabo badan kuna soo kordhin karaan wadankooda hooyo , iyagoo gacamaha is haystaa .
Waxaa la wada ogsoonyahay fac kasta oo umadi leedahaya , waa tusaalaha gudha ee lagu garto inu wadan hormaraya iyo in kale , waxaa hubaal inay ku kordhin karaan miskax cusub , aragti ka duwan kuwii hore ay ku dhaqmi jireen dadkeen hore iyo karti iyo firfiirconba.
Iyado intaaso dhan aan soo sheegay ,haddaba side bay waxaa u badali karaan , kow waa inaya badalan habkaya u noolyihiin ,hadday badlaan habka ay u noolyihiin waxaa hubaal aha inay kor u qaadmayso habka ay u fikiryaan am u dhaqmayaan. Inay xadhiga ilaahaya wada gabsadan , diinta islaamka kor u qaadan iyago dastuur ka dhiganayaan, hadday gabsadan xadhiga ilaahaya korna u qaadan diinta illahayana kor buu u qaadaya , kuna ayidaan madaxtooda , wixii khyre iyo hormar aha . inay ka fogdaan waxa kasto kala fogeenaya dhalinyarada dhexdood iskuna dubnadan si ay u hormariyaan wadoonkooda hooyo maahmaah baa ahayada “ gacmo wada jirba waxaa lagu wada qo,yaa” waa dhab waayo hal fari ma dhaqi karto wajigoo dhan . waa inay la dagalmaan jahliga waa ta gudha ee wakhtigan manta laysku dhaafaya AQOONTA KOR U QADAN WAA HUBKA QUDHA WAKHTIGAN MAANTA. Qofkasta waxaa ku soo kordhiyaa , waxaa sina u yahaya waxaa u faa,iid AH dalka iyo dadkaba waa in lagu qarab gala lana fogayana qofka siduu ugu dheerado uguna dhabeeyo guusha. wacayi galintaa dhalinyarada laguna wacayi galinyoo inay waxaa gabsadan , si ay ugu dhiiradan .
Waxaan ku soo qabaqabayn lahaa ugu danbayntee , dhalinyarooy aan iska bilaabo aniga waa inan u jeesna hormarinta wadankeen , iskun daynaa waxakasto aan awoodno, una hanqal taagin dhul shisheeye , waxaa qudha ee loo tago dhul shisheeye, inaad waxaa ka soo kordhsatid a ahato cilmi aad kasbanysid ama dheef , “dhulka iyo dunyaduba waxaa u maqan waa anaga ‘
. Dhalinyaradu waa xooga . Waan dhabarka qaranka . Waa Dheefata umada ………… COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|