|
|||||
WAJAALE NEWS
Deeq Ka Timid Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo La Gaadhsiiyay Xarumaha Agoomaha Hargaysa Iyo Gabilay .
July 26, 2014 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale News)Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh maxamed Jirde oo ku sugan Dalka Ingiriiska oo ay ku joogto fasax gaaban oo ay ku wehelinayso Madaxweynaha Qaranka Somaliland waxay sidii caadada u ahayd marwada ay Caruurta Agoomaha ah ee Somaliland gaar ahaan Hargeysa iyo Gabiley ay deeqdii maalinta ciida ay gudooonsiin jirtay ay u soo wakiilatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo shaqada oo ay wehelinayaan Maayirkii hore ee Gabiley Marwo Khadra Xaaji Gaydh iyo Nasra Caaqil oo ka mid ah Xubin Haween weynaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. sharaab loogu talo galay in ay maalinta ciida awgeed caruurtaasi ku ciidaan. Hargaisa Office/ Somaliland Related posts:Ex, Wasiir Cadaani Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Ay Baadhis Ku Samayso Waraysi A... Xiisad Colaadeed Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Mar Kale Ka Qaraxdo Degmada Ceel-Afwayn Iyo Deegaano Hoos ... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Sharci Jabin Sobobi Karta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|