Daawo:Gabadh Soomaaliyeed oo sheegtay cidii ka dambaysay dilkii AHN Saado cali | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Gabadh Soomaaliyeed oo sheegtay cidii ka dambaysay dilkii AHN Saado cali
July 25, 2014 - Written by Editor:

moqdisho(W.N):-Gabadh Soomaaiyeed Oo Farta Ku Fiiqday Cidii Ka Dambaysay Dilkii Allaha U Naxariistee Marxuumada Saado Cali Warsame, oo Laba Maalmood Ka Hor Dablay Hubaysani Ku Dileen Magaalada Muqdisho. Waxay Gabadhu Sheegtay In Labada Nin Ee Kala Ah Afhayeenka Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Iyo Imaamka Beesha Habar Gidir Cabdulaahi Khaliif Rooble Ay Iyagu Masuul Ka Ahaayeen Dilkii Saado. HALKAN HOOSE KA DAAWO:

COMMENTS
LINKS