|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Wariye Ka Tirsan Wargeyska Saxafi Oo Ka Waramay Jidh-dil ay U Geysteen Ilaalada Wasiirka Arrimaha Guddaha
July 7, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews0; Cabdirisaaq Muxumad Cali (Cabdow) ka hawl-gala Wargeyska Saxafi ee ka soo baxa Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Ciidamadda ilaadda u ah Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Warancadde ay u geysteen jidhdil xili ku sugnaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda oo uu maanta ka socday Shir ay lahaayeen Odayaal dhaqameed iyo Xubno Wasiiro ah, kaas oo lagaga hadlay muran ku saabsan biyaha oo maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Magaaladda Hargeysa DAAWO http://youtu.be/oXUgiFrKRDA WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:DAAWO; Boqor Cismaan Buur madow Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Arimaha Kasoo Cusboonaaday. Barlamaanka Dalka Turkiga Oo Ansixiyey Qaraar Lagu Kordhinayo Hawlgalka Ciidamadeeda Ku Sugan Xeebah... Daawo."Waxa aan Uu Sheegaya Xisbiyada Aan la Tartami Doono Waxa aan Uu Baranay Orodkii Halka Wareeg ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|