|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO:- Telefishanka Aljazeera Oo Barnaamijka Kusoo Qaatay Xukunkii Masuuliyiinta HAATUF;
July 7, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews) Daawo ;Telefishanka Afka English ku hadla ee Al-jazeera oo xaruntiisu tahay magaalada Doha ee waddanka Qadar, ayaa barnaamijkiisa uu warbaahinta kaga hadlo ee LISTENING POST oo ah todobaadle ka baxa telefishankaas, ayaa lagu soo qaatay xukunka Maxkamadda gobolka Maroodijeex ku ridday Wargeysyada Haatuf iyo SomalilandTimes iyo mulkiilaha Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo tifaftiraha Wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige. WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wali Uu Socda Dagaalkii Beelaha Deegaanka Ceel Afwayn. Waftigii Somaliland Ee Wadanka Ethiopia U Tagay Hakadka Ku Yimid Diyaarada Ethiopian Airline Oo Kula... DAAWO Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Oo Kormeer Ku Soo Maray Goo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|