Daawo ;Taliyaha Cusub Ee Booliska Soomaaliya+Dambiyada uu ka galay Dadka Reer Somaliland iyo dawlada Canada oo Xadhig Laraadinaysa; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo ;Taliyaha Cusub Ee Booliska Soomaaliya+Dambiyada uu ka galay Dadka Reer Somaliland iyo dawlada Canada oo Xadhig Laraadinaysa;
July 21, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Daawo ;Taliyaha Cusub Ee Booliska Soomaaliya+Dambiyada uu ka galay Dadka Reer Somaliland iyo dawlada Canada oo Xadhig Laraadinaysa;

General Maxamed Xasan Ismaaciil Faara

Dambiyada saraakiishii sare ee dawladdii Siyaad Barre” ka galeen dadweynaha reer Somaliland, ayaa saamayn qallafsan ku yeeshay taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya Genaraal Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil.

Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Mr. Cabdiweli Sheekh, ayaa taliyaha cusub ee booliska Genaraal Maxamed Sheekh Xasan magacaabay 9 July 2014, kadib markii weerar khasaare xooggan gaystay lagu qaaday xarunta madaxtooyada Muqdisho

HARGEISA OFICE

WAJAALENEWS DESK

COMMENTS
LINKS