|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Saansaan Colaadeed Oo Ka Taagan Banka Qoolcaday Iyo Xukumada Somaliland Oo Arintaasi Ka Gaabsatay
July 24, 2014 - Written by Editor:Qoolcaday(Wajaalenews)Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa dhawaan Sheegtay in Banka Qoolcaday la wareegayso kadibna Seerayaal Ka dhigayso,Waxanay xukuumadu sheegtay inay keenayso Maxjarada Indho Deero iyo Al jaabiri ayaa waxa ka soo horjeedsaday Dadwaynaha Deegaankaasi Banka Qoolcaday iyagoo sheegay inaanay ogolaan doonin cid kala wareegta gacan ku haynta bankaasi oo ay joogeen mudo dheer. Banka qoolcaday ee Koonfurta magaalada Hargeysa ayaa waxa kormeeroi kala duwan ku tagay xukuumada Somaliland oo wasaarada Xanaanada Xooluhu Hormuud ka tahay. Wasaarada deegaanka oo lala xidhiidhay ayaa iskagag leexisay dhinaca wasaarada xanaanada Xoolaha ,Wasaarada xanaanada Xooluhuna Way ka gaabsatay. Xiisaddan ka taagan Banka Qoolcaday ayaa Hadii aan xal Laga gaadhin horseedi doonta Dhibaato nafeed iyo mid deegaanba. Related posts:Sedexda Xisbi Qaran Oo Galabta Komishanka Ugudbiyay Liisaska Musharixiinta Golayaasha Deeganka Harga... Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ku Fashilantay Sugida Abniga Magaalada ... XOGGO IFTIIMINAYA IN RAYSAL-WASAARE KU XIGEENKA SOOMAALIYA YAHAY MASKAXDA IYO DHAQAALAHA KA DANBEEYA... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|