Daawo: Qaabkuu u DHacay Meherkii gabadhii madaxweynaha jabuuti dhalay Haybado iyo gabaatigii laga bixiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Qaabkuu u DHacay Meherkii gabadhii madaxweynaha jabuuti dhalay Haybado iyo gabaatigii laga bixiyay
July 27, 2014 - Written by Editor:

Jibuti(W.N): wasiirka waxbarashada qaranka iyo tababarada xirfada dalka jabuuti DR jaamac cilmi cutiye ayaa maanta doonay haybado ismaaciil cumar geele xaflada meherkan ayaa ahayd mid si wayn loo soo agaasimay isla markaana la raacayay qaabkii dhaqanka soomaaliga ahayd
hadaba xafladaasi iyo qaabkay u dhacday halkan hoose ka daawo:

COMMENTS
LINKS