|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweynaha Shiinaha Oo Socdaalkiisi Laatin Amerika Ku Soo Gaba Gabeeyay Jasiirada Cupa Lana Kulmay Hogaamiye Fidel Castro.
July 24, 2014 - Written by Wariye:Havana, (Wajaale News):-Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping oo socdaal shaqo ku marayay, konfurta qaarada Amerika ayaa booqasho noqonaysa lugtii ugu danbaysay, safarkiisa ku tagay jasiirada Kuba, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay, kulamana uu la yeeshay dhigiisa dalkaas Raul Castro.
Sidoo kale waxa uu madaxweynaha Shiinuhu intii uu joogay magaalada Havana, la kulmay oo uu gurigiisa ku booqday, hogaamiyihii kacaanka shuuciga ah ee Kuba, Fidel Castro, sidoo kale xukuumada Kuba oo ah dalalka faro ku tiriska ah ee nidaamka Shuuciga ah ku dhaqma ayaa bilada dalkeeda ugu saraysa ku maamuustay
Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Wax Laga Waydiiyay Masuuliyiin Somaliya Ah Oo Dalbaday In Ay Hargaysa Yim... DAAWO; Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay Sababaha Loo soo Xidhay Suldaan Ay Soo Qab... Guddida Qandaraasyada Oo Durba Qaaday Jidkii Kuwii Ka Horeeyay Iyo Dareenada ka Dhashay Sida Ay Umaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|