Daawo: Hordhaca qiso jacayl ah oo heshay Abwaan C/jibaar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Hordhaca qiso jacayl ah oo heshay Abwaan C/jibaar
July 24, 2014 - Written by Editor:

Gabiley(Wajaale-news):- Abwaan Cabdijibaar sheekh ibraahim suldaan oo ah abwaan ku nool magaalada gabiley ayaa waxaa aanu ka waraysanay qiso jacayl ah oo abwaanka soo martay dabayaaqadii sideetamaadkii isagoo abwaanku wakhtigaa ku sugnaa dalka jabuuti halkan waxaanu caawa idiinku soo gudbinaynaa laba gabay oo ka mid ah suugaan farabadan oo uu abwaanku ka tiriyay qisadaasi jacaylka ahayd .
halkan hoose ka daaawo abwaan cabdi jibaar iyo labadaa gabay oo kala ah gabayga Anfariir iyo Gabayga Jabuuti:

COMMENTS
LINKS