|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Diyaar Helicopter Ah Oo Ku Burburtay Badhtamaha Caasimadda Kuuriya.
July 20, 2014 - Written by Wariye:Seoul(Wajaale News):- Ugu Yaraan labo qof ayaa la hubaa inay dhinteen, halka tiro kalana dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen, ka dib markii Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ee Helicopters-ka loo yaqaano nooceedu yahay ay ku dul burburtay, badhtamaha caasimadda dalka Kuriyada Koonfureed ee Seoul. Lama garan karayo ilaa wali sababta shilkaas keentay, hasa yeeshee waxa la arkayay diyaaradaas oo deg deg dhulka ugu soo dhacday ka dibna qaraxday iyo goobta oo ciidamada gurmadka deg degu u soo gurmadeen. http://youtu.be/8UH1pXxTwWM
Wajaale News Related posts:Madaxwayne Ku-xigeenka JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Agaasimaha Geeska Afrika U Qaabilsan Hay’adda ... Prof Ibraahim Meecaad Oo Taageeray Hadalkii Kasoo Yeedhay Madax-Dhaqameedka Gobolka Gabiley, Fariin... “Geeridii Lixle Waxay Gilgishay Wadanka Oo dhan, Oo Ay Kicisay, Qiimaheeda Iyo Hogaaminteedana Wuu L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|