Argentina oo 1-0 kaga badisay Switzerland waqtigii dheeriga ahaa Daawo Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Argentina oo 1-0 kaga badisay Switzerland waqtigii dheeriga ahaa Daawo Sawiro
July 1, 2014 - Written by Editor:

SAO PAULO, Brazil , (Wajaalenews) —Argentina ayaa booskeeda 8da ee koobka adduunka heshay markii ay  1-0 kaga badisay Switzerland waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray.  Angel Di Maria ayaa goolkaasi u dhaliyay Argentina daqiiqadii

118d markii uu kubaddaasi ka helay Lionel Messi.SAO PAULO, BRAZIL – JULY 01: Argentina celebrate as Switzerland look on after Argentina’s 1-0 win in extra time during the 2014 FIFA World Cup Brazil Round of 16 match between Argentina and Switzerland at Arena de Sao Paulo on July 1, 2014 in Sao Paulo, Brazil

ciyaaro1Lionel-Messi-and-Angel-Di-Maria-610x400ciyaaro.

 

COMMENTS
LINKS