Xarunta Xawaalada Juba Express Ee Magaalada Hargeisa Oo Ay Gabi Ahaanba La Wareegeen Ciidamada RRU du | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xarunta Xawaalada Juba Express Ee Magaalada Hargeisa Oo Ay Gabi Ahaanba La Wareegeen Ciidamada RRU du
June 11, 2014 - Written by Editor:

hargeisa(wajaalenenws)Xarunta Xawaalada Lacagta Ee Juba Express ayaa saaka ay la wareegeen ciidamada RRU-da oo afka duuban isla markaana hor istaagay hawlihii shaqo ee xawaaladaasi ay haysay.
Dadka ayaan loo ogolayn in ka ag dhawaadaan agagaarka xarunta xawaalada iyadoo lagu hor jaray ciidamo iyo gaadiid dhawr ah
Waxa ayna tani ka danbaysay ka dib markii habenkii xalay ahaa ay gurigiisa kala baxeen ciidamada RRuda loo yaqaan mid ka mid ah sarakiisha ugu saraysa xawaladaasi
Ilaa hadda ma cada sababta albaabada loogu laabay xawaalada ama ka dambaysay xidhisteeda, balse wararka aanu helayno ayaa sheegaya in qaar ka mid ah ciidanku ay guddaha ugu jiraan xarunta xawaalada oo ku taala badhtamaha suuqa hargaysa.

 
Wajalenews.net
Hargeisa/office
c/raxmaan carab

 

COMMENTS
LINKS