Wasiirka Beeraha Oo Madaxtooyadda Kusoo Bandhigay Geedka TUFAAXA Oo Tijaabo Somaliland Loogu Beeray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Oo Madaxtooyadda Kusoo Bandhigay Geedka TUFAAXA Oo Tijaabo Somaliland Loogu Beeray
June 21, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) ;Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Pro Faarax Cilmi Geedoole oo gudanaaya waajibaadkiisa shaqo ayaa waxa uu beryahanba ku hawlanaa sidii dalka looga beeran lahaa Cuntooyinka kala Duwan ee inooga yimaada Dalalka Jaarka iyo Dunida inteeda kale.

Hadaba waxa uu wasiirku maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku soo bandhigay Geedka loo yaqaano tufaaxa kaasi oo ka hirgalay Madaxtooyada dhexdeeda isaga oo wasiirku midhihii ka baxay ee ka soo go’ay geedka tufaaxa gacanta ku haya sidaad aragtaan ee ka muuqata Sawirada.

IMG_0004IMG_0026IMG_0027IMG_0021

 

waxaaana halkaasi ka Hadlay Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Af-ahyeenka Madaxtooyada, Wasiiru-dalaha Arrimaha Gobolada Bari, Wasiirka Biyaha, Wasiiru-dawlaha Xanaanada Xoolaha.

COMMENTS
LINKS