War Deg Deg Ah Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Sidoo Kale Gudoomiyha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Sidoo Kale Gudoomiyha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe
June 16, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews)Xarunta Madaxtooyada Ee Somaliland Oo Maanta Ay Kulan Ku Lahayeen Madaxwaynaha Somaliland Iyo Sido Kale Axsaabta Qaranka Somaliland Ayaa Uu Dagaal Gacan Ka Hadaol Ahi Dhex Maray Gudoomiyaha Xisbig Mucaaridka Ah E Ucid Iyo Sidoo Kale Taliya Ciidamada Qaranka Somaliland.

Dagalkaasi Ayaa Ka Bilaabmay Ka Dib Markii Uu Gudoomiyaha Xisbiga Mucaridka Ah Ee Ucid Uu La Kaftamay Taliyaha Cidanka Qarank Shaqale Jaasi Oo Isgau Ka Xanaaqay Kaftankasi Uu Gudoomiye Faysal Cali, Waxaana Uu Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Uu Ku Kacay Fal Ka Yaabiyey Dhamaan Mas.Uuliyiintii Joogay Goobtasi Kaasi Oo Aflagado Qaawan Kula Kacay Gudoomiyha Xisbiga Mucaridka Ah Ee Ucid Tasi Oo Sin Aka Cadhysiisay Gudoomiye Faysal Oo Isagu Isku Dayey In Uu Gacanta Ula Tago Taliyaha Cidanka Waxana Ka Dhex Galay Badiba Wasiiradadii Goobtasi Joogay,

Waxaana Sidoo Ale Gudoomiye Faysal Oo Isku Dayay In Uu Guud Ahaanba Ka Baxo Aqalka Madaxtooyada Qabtay Xubno Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Ee Simaliland,

Iyada Oo Ugu Danbayn Goobtasi Lagu Heshiisyey Labadasi Mas.Uul Waxaana Halkasi Xaal Marin Ku Bixiyey Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland

 

Wajaalenews.net

Hargeisa/Office

C/Raxmaan

COMMENTS
LINKS