|
|||||
WAJAALE NEWS
Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Dagmada Dacar Budhuq Ee Gobalka SAAXIL.
June 6, 2014 - Written by Wariye:
Gaadhigan dhacay oo uu noociisu ahaa NOAH ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu siday 10-Qof,waxaana imika dhaawacii iyo maydkiiba la soo gaadhsiiyey Cisbitaalka Dagmada Dacar budhuq Wajaale News Related posts:Shirweyne La Doonayo In Lagu Soo Afjaro Colaadda Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada oo Lagu Qabanyo ... DAAWO;-Shirkada Gaafane Company Iyo Adeegyada Ay Macaamiisheeda Udiyaarisay Wakhtiga Ciidul Adxa! DAAWO; Abwaan Sidiiq Muxumed Jiir Oo Mar labaad kusoo Noqday SilSiladii Miimley Iyo Dulucda Maansa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|