OGAYSIIS DHAMAAN QURBE-JOOGA SOMALILAND EE DAGAN DALKA UK | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
OGAYSIIS DHAMAAN QURBE-JOOGA SOMALILAND EE DAGAN DALKA UK
June 4, 2014 - Written by Editor:

LONDON (Wajaalenews) ;Ururka samafalka mujaahidiinta SNM ee fadhigiisu yahay magaalada london waxuu dhamaan qurbe jooga reer somaliland ee ku nool dalka uk ugu baaqayaan inay kala soo qayb galaan xaflad balaadhan oo lagu taakulaynayo agoomihii iyo naafadii snm waxaana xafladaasi lagu qabanayaa addreska : Adress Ka Kelebek Banqueting Suite 4-6 Derby Road Enfield London En3 4an Malinta taariikhdu tahay: 20/06/2014 time: 7pm -1am waxaad lasoo xidhiidhaysaan: Leila Abokor : mob 0447908714613 iyo Nimco Mohamed Hassan 0447432727434 qimaha lagusoo galayo wa 20 pound waxa ka heesi doona fanaanin Somalilander ah Hadaba waxaa la idinka codsanayaa inaad u kacdaan naafadii iyo agoontii snm ee horseeday nabada iyo nolosha ay ku naaloonayso Somaliland maanta

http://youtu.be/ENtOk2upkC0

WAJAALENEWS DESK WAXAY KU LEEDAHAY MUWAADIN HUR WAKHTIGA OO U HIILI AGOOMAHA S,NM

 

COMMENTS
LINKS