DAAWO:Dhalinyaro Baajisay Shir Oday Dhaqameedka Ka Soo Jeeda Beesha Muuse Biixi Taageero Ugu Muujin Lahaayeen Musharaxnimada Siilaanyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:Dhalinyaro Baajisay Shir Oday Dhaqameedka Ka Soo Jeeda Beesha Muuse Biixi Taageero Ugu Muujin Lahaayeen Musharaxnimada Siilaanyo
June 11, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajalenews) Tan Iyo Intii Uu Khilaafk Baahsan Ka Dhex Qarxay Hogaanka Kulmiye Iyo Xukumada Xmed Siilanyo Ayaa Waxa Ay Kooxda Uu Horboodayo Axmed Siilanyo Ay Bilaabeen Qorsheyaal Waji Ku Macaasha Ah Kaasi Oo Ay Ku Raadsanayaan Taageero Aan Meel Jirin Iyaga Oo Oday Dhaqmeedyada Kusoo Bixiya Lacag Badan Si Ay Taagerro Ugumiijiyaan Maxadxwayne Siilnyo Musharxnimadiisa Shanta Sano Ee Danbe,

Odayaal Kazoo Jeeda Beesha Sacad Muuse Ayaa Waxa Ay Maanta U Qorshaysnayd In Ay Tageero Waji Ku Macaash Ah U Muujiyaan Madaxwayne Siilanyo ,

Odayaashan Oo Ahaa Qaar Ay Soo Diyaariyeen Xubno Ka Tirsan Golaha Kaadariyiinta Madaxwayne Siilanyo Ayaa Waxa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Qorshahaasi Dhalinyaro Ka Soo Jeeda Isla Beesha Odayaashan Oo Gudaha Maansoor Hutel Ee Magalada Hargeisa Ku Sugnaa Kuwaasi Oo Kala Kiciyey Ujeedadii Ay U Qabanayeey Odayaashaasi Jirkasi Jaraid Ee Ay Ku Taageerayeen Madaxwayne Siilanyo ,
Halkan Ka Daawo

Waxaana Dhalinyaradaasi Ay Odayaasha U Shegeen In Ayna Meel Kaga Dhicin Karaamada Iyo Sharaf Ay U Hayaan Bulshadooda .

Waxaanay Badiba Odayahi Ka Dhaadhiciyen In Ay Joojiyan Shirkaasi Jaraa.Id Iyaga Oo Badiba Oadyashaasi Ka Ogoladay Soo Jedintaasi,

Haseyeeshee Waxa Halkaasi Ka Dhacay Dagaal Gacan Ka Hadla Ah Oo Dhex Maray Mid Ka Mdi Ah Cuqaashii Lasoo Abaabulay Iyo Dhalnyaraadasi ,Iyaga Oo Gacanta Ula Tagay Dhalinyaraasi Odaygaasi

Wajaalenews.Net

Hargeisa/Office

COMMENTS
LINKS