|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani Oo Booqasho ku Jooga Magaalada Ankara Ee Dalka Turkey-ga
June 9, 2014 - Written by Editor:Ankara(Wajaalenews) Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani ayaa booqasho ku jooga magaalada Ankara ee caasimadda wadankaasi Turkey. Booqashada ayaa ujeedadeedu tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ganacsiga ee labada waddan, laakiin dagaalka Suuriya ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan madaxweyne Rooxaani iyo Ra’iisalwasaare Recep Tayyip Erdogan. Turkey waxa uu taageersanyahay mucaaradka Suuriya halka Iran ay taageerto Madaxweyne Bashar al Assad wada hadaladda labadan masuul ee gu sareya wadamadda Iraan iyo Turkiga waxa la filayaa in ay wada hadaladodu hadheyaan dagalka ka soconaya wadanka suuriya iyo arimo kale
Related posts:Shaqaalaha Astaan Cable Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Siidayso Mulkiilaha Astaan Cable Oo Mudo Ku X... “Ciidanku Ma Qaadi Karo Xeer-jebin Iyo In Sharciga Ninna Laga Dhaafo Ninna Lagu Dabbaqo”Madaxwayne B... Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo Shaaciyay wakhtiga La Bilaabayo Qorshaha Naqshadaynta Magaalada Boorama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|