|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Indha-Sheel Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay xaalada Taleex
June 20, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)-Hogaamiye Kooxeedka sheegta in uu yahay Madaxweynaha Kooxda Nabad diidka ah ee Khaatumo Maxamed Jaamac Yuusuf Indha-sheeel oo dhawaan ay Ciidamada Qaranka Somaliland ka sareen Dagmada Taleex Ee Gobalka Sool ayaa markii ugu horaysay ka hadlay qabsashada Ciidamada Qaranka Somaliland ee Dagmada Taleex. Jaamac Yuusuf Indha-sheeel ayaa isaga oo lahadlaaya qaar ka mida warbaahinta ka hawl gasha deeganadasi waxaa uu sheegay in deeganadaasi ay Ciidamada Somaliland ee haysta ka kicin doonaan waxaana uu carabka uu kudhuftay in ay leeyihiin wali awood ay iska caabiyaan ciidamada Somaliland waxaana uu yidhi:
WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Ururka Qareenada Jsl Oo Tacsi Udiray Bahda Garsoorka Iyo Qoyska Uu Baxay Marxuum Garyaqaan Foosi Sh,... Maamulka Dugsiga Sare Ee Cigaal Oo Hambalyo Udiray Ardayda Dugsiga Oo Guul Taakhiiriya Kasoo Hoyyay ... Siyaasi Cali Guray Oo Ka Dareen Celiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Qaarkamid Ah Madaxda Dhaqanka Somalilan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|